Muqdisho —
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay cunaqabateyntii hubka ee laga qaaday Soomaaliya iyo waxa ay ku soo kordhin karto wajiga 2-aad ee dagaalka ay dowladda Soomaaliya qorsheyneyso inay ku qaado Al-Shabaab.
Seynab Abuukar Maxamed ayaa Muqdisho ka soo dirtay.
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal