Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Maxay ka dhigan tahay dhaarinta xildhibaanada cusub?


Xildhibaanada cusub ee Soomaaliya

Xubnaha labada Aqal ee Baarlamanka 11-aad ee Soomaaliya ayaa shalay lagu dhaariyay xaflad ka dhacday Teendhada Afisyooni ee xaruntii hore ee ciidanka Cirka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.

Haddaba Barnaamijka Faaqidaadda waxaan ku eegeynaa waxa ay taas uga dhigan tahay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya. Waxaa Muqdisho noogu soo diyaariyay Wariyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow.

Faaqidaadda: Maxay ka dhigan tahay dhaarinta xildhibaanada cusub?
please wait

No media source currently available

0:00 0:34:02 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG