Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Maxaa laga filan karaa dagaalka lagula jiro Al-Shabaab?


Ciidamada dowladda oo dagaal ku jira

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay natiijada iyo rajada laga filan karo dagaallada ay dowladda federaalka Soomaaliya iyo dadka deegaanka kula jiraan maleeshiyada ururka Al-Shabaab.

Waxaa Muqdisho kasoo diray wariyaha VOA-da Cabdicasiis Axmed Barrow.

Faaqidaadda: Maxaa laga filan karaa dagaalka lagula jiro Al-Shabaab?
please wait

No media source currently available

0:00 0:34:41 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG