Muqdisho —
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay khilaafka ka taagan doorashooyinka Soomaaliya, iyo sababta mar kasta keenta khilaafka noocan ah xilliga uu dhammaadka ku dhow yahay muddo xileedka dowladda markaas jirta.
Waxaa soo diyaariyay oo nala socodsiinaya Cabdicasiis Barrow.
Madal