Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Khilaafka Dowladda Federaalka iyo Puntland

Deni iyo Xasan Sheekh
Deni iyo Xasan Sheekh

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay khilaafka u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Maamulka Puntland ee sii xoogeystay kadib ansaxintii afarta cutub ee ka mid ah Dastuurka Federalka Soomaaliya.

Nuux Muuse Birjeeb ayaa Garoowe ka soo diray.

Faaqidaadda: Khilaafka Dowladda Federaalka iyo Puntland
please wait

No media source currently available

0:00 0:32:29 0:00

This item is part of

Madal

XS
SM
MD
LG