Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Kaalinta Somaliland ee Shirarka Soomaalida


Faaqidaadda: Kaalinta Somaliland ee Shirarka Soomaalida
Faaqidaadda: Kaalinta Somaliland ee Shirarka Soomaalida

Barnaamijka Faaqidaaddu waxa uu maanta ku saabsan yahay muran ka dhashay shir loo qabtay Somalida oo ay Somaliland ka qeyb gashay.

Barnaamijka Faaqidaaddu waxa uu maanta ku saabsan yahay muran ka dhashay shir loo qabtay sidii Soomaalida dhibta ay ku jirto looga taageeri lahaa. Shirkaas oo ka dhacay dalka Britain ayaa waxa qeyb ka ahaa Somaliland, arrintan oo muran badan ka dhex dhalisay reer Somaliland guddo iyo dibadba.

Waxa barnaamijka toddobaadkan ka qeyb galay:

1- Axmed-yaasiin Sheekh-cali Ayaanle oo ah xildhibaan ka tirsan Xisbiga Udub

2- Mohamed Nuur Caraale oo ah xildhibaan ka tirsan Xisbiga UDUB, haddase la fikir ah Xisbiga Kulmiye

3- Faaduma Cali Madar oo ah Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Xisbiga UCID, kuna sugan magaalada Oslo ee dalka Norway, iyo;

4- Yuusuf Kaariye, cilmi-baare ka tirsan jaamacad Faransiiska ku taalla

XS
SM
MD
LG