Muqdisho —
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay heshiiskii dhowrka qodob ahaa ee kasoo baxay shirkii ay dhowaan Muqdisho ku yeesheen madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada.
Waxaa soo jeedinaya Cabdicasiis Barrow.