Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Fursad-u-abuuridda Dhalinyarada Soomaalida


People apply for work at an employment center in San Jose, Calif., Sep 2010 (file photo)
People apply for work at an employment center in San Jose, Calif., Sep 2010 (file photo)

Barnaamijka toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay sida fursad shaqo loogu abuuri karo dhalinyarada Soomaalida ee gudaha dalka ku dhaqan

Barnaamijka toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay sida fursad shaqo loogu abuuri karo dhalinyarada Soomaalida ee gudaha dalka ku dhaqan.

Waxa marti ku ah:

1- Maxamed Sheekh Xaamud - Guddoomiyaha Jaamacadda Puntland State

2- Aamina Faarax Kaarshe - Dalladda Kalluumeysata Somaliland

3- Cabdirisaaq Maxbuub - Bush Foundation - Gobolka Minnesota, USA

XS
SM
MD
LG