Barnaamijka waxaa ka qayb qaadanaya culimo Soomaaliyeed oo magac ku leh bulshada, waxaanay faaqidayaan saamaynta uu siyaasadda Somalia ku yeeshay khilaafka soo kala dhexgalay Maxaakimtii Islaamiga ahayd.
Culimada Barnaamijka Martida u ah ayaa kala ah :-
Sh Bashiir Axmed Salaad.
Sh Xuseen Maxamuud Jimcaale( Sh Xuseen Dheere).
Sh Shariif Cabdiraxmaan Culusow.
Barnaamijka oo dhamaystiran ka dhegayso midigta sare ee boggan.