Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faahfaahin ku saabsan weerarkii Al-shabaab ee hotel SYL


Hotel SYL
Hotel SYL

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa weerar ay xalay maleeshiyaadka ururka al-Shabaab ku qaadeen hoteelka SYL ee ku yaalla Muqdishu, waxaana weerarkan uu gaystay khasaare nafeed iyo hanti labadaba.

Warbixintan waxaa Muqdishu inooga soo diray Cabdicasiis Barrow.

Wararkii ugu dambeeyay ee weerarkii Hotel SYL
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:30 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG