Hargeysa —
Golaha Wakiillada Somaliland ayaa toddobaadkan ansixiyay miisaaniyad sannadeedka 2025-ka, waana tii ugu horreysay ee madaxweynaha dhowaan xilka qabtay Cabdiraxmaan Cirro.
Haddaba miisaaniyaddan cusub sidee ayay u saameyn doontaa nolosha bulshada Somaliland iyo ciidamada qalabka sida? Warbixintan waxaa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakulle.
Madal