Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faah-faahin: Baaxadda khasaaraha fatahaadaha Jubaland


Kadib fatahaadihii xooganaa ee ku dhuftay deegaanada Jubaland, waxaa soo baxay macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan khasaaraha ay geysteen fatahaadahaas, kuwaasi oo sababay barakaca dadka noloshoodu ku tiirsan tahay beeraha.

Dhul beereedyada ay daadku saameeyeen waxay ku yaallaan inta u dhaxaysa Dooloow ilaa Deegaanka Goobweyn. Sidoo kale fatahaadaha ayaa saameeyey nolosha dadkii ka ganacsanayay qudaarta.

Faahfaahinta warkaas waxaa Kismaayo kasoo diray Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Faah-faahin: Baaxadda khasaaraha fatahaadaha Jubaland
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:09 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG