Mashaqada muhaajiriinta Yurub ku qul-qulaya, ayaa weli taagan. Haddaba VOA-da ayaa idiin soo uruurisay sawirradii ugu dambeeyey ee xaaladda dhabta ah oo ay ku jiraan muhaajiriinta ee halkan ka daawo.
Sawirrada Maanta: Sept. 9, 2015

1
Muhaajiriin isku daboolay go'yaal, si ay isugu diiriyaan, xilli qorax soo bixiina uu dhow yahay.

2
Madaxweynaha guddiga Midowga Yurub, Jean-Claude Juncker ayaa dalalka xubnaha ka ah ururkaas ugu baaqay in ka hor toddobaadka xiga ay isku raacaan sidii ay u kala qeybsan lahaayeen 160,000 oo muhaajiriin ah.

3
Junker ayaa ugu baaqay Europe in caqabadaha qaxootiga ku wajahaan si mideysan.

4
Hungary oo xirtay waddada weyn ee M5, kadib markii koox muhaajiriin ah ay soo jabsadeen magaalada Roszke xadka dalkaas uu la wadaago Serbia.