Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin sannadeedka muhaajiriinta Itoobiya


Dagaallada Yemen ayaa weli sii socda iyadoo waddankaasi uu ka mid yahay meelaha ugu xasilloonida liita dunida xilligan.

Taasi ka sokow ayaa haddana wararka soo baxaya ay muujinayaan in kumannaan kun oo muhaajiriin ah ay kusii jeedaan yemen.

Gaar ahaan muhajiriinta Itoobiyaanka ee u tallaaba dhanka Yemen iyagoo dhexmaraya Puntland ayaa weli si xowli ah ku socda marka loo eego warbixin sannadeedka Puntland ee sannadkii tagay ay ururisay Wasaradda Arrimaha Gudaha ee maamul goboleedka Puntland.

Nuux Muuse Birjeeeb ayaa warbixintan noo soo diray.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:47 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG