Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Erdogan oo booqanaya Soomaaliya iyo Itoobiya


Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa booqan doona Itoobiya iyo Soomaaliya horraanta sanadka soo socda ka dib markii uu dhex dhexaadiyay heshiis labda dal ay ku soo afjarayeen xiisad xooggan oo ka dhaxeysay, taasi oo saameeysay gobolka Geeska Africa.

Warbixin ay arrintan ka qortay wakaalada wararka ee AFP waxaa inoo soo koobaya Maxamed Colaad Xassan.

Erdogan oo booqanaya Soomaaliya iyo Itoobiya
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:30 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG