Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ellison oo ka Digay Madaxtinimada Trump


785
785

Mudanaha Aqalka Wakiilada Mareykanka ee laga soo doorto Gobolka Minnesota Keith Ellison ayaa mar kale si weyn u cambaareeyey musharraxa xisbiga Jamhuuriga Donald Trump.

Ellison oo wareysi siiyey VOA-da ayaa sheegay in haddii Trump uu noqdo madaxweynaha Maraykanka ay taasi dalkan uga dhigan tahay siyaasad xumo.

Waraysiga gaarka ah ee uu siiyey idaacadda VOA intii uu socday shirweynaha Dimoqraadiga ee magaalada Philadelphia ayaa Keith Ellison waxa uu sidoo kale kaga hadlay mowqifkiisa arrimaha siyaasadda Maraykanka.

Ellison ayaa intii uu shirka dimoqraadiga ka socday magaalada Philadelphia, waxa uu xarunta shirka ugu warramay weriyahayaga Haaruun Macruuf.

Ellison oo u warramay VOA
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:25 0:00

XS
SM
MD
LG