Muqdisho —
Waxaa maanta garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho aan ka bixin diyaaridihii aadi jiray magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubaland, ka dib dood ka dhalatay diyaarad shalay lagu qasbay in ay duulimaad ku tagto magaalada Doolow.
Maamulka shirkadda diyaaradda Hala Airlines ayaa sheegay in diyaarad ku soo socotay Muqdisho si qasab ah loogu duuliyay degmada Doolow ee gobolka Gedo ka dib markii uu ku qasbay maamulka Jubaland.
Wariyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan ka soo diray Muqdisho.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal