Jalalaqsi —
Mas’uuliyiinta degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in duqayn cusub lala beegsaday goob ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Al-Shabaab oo u dhow magaalada Jalalaqsi.
Weriyahayaga Cabdixakiin Maxamuud Shirwac ayaa duqayntan ka waraystay guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo dib u dhiska degmada Jalaqsi Cabdisalaam Xasan Abuukar.
Facebook Forum