Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Duqeyn cusub oo lala beegsaday maleeshiyada Al-Shabaab


Mas’uuliyiinta amniga ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in duqayn cusub lala beegsaday maleeshiyaadka Al-Shabaab oo ku sugnaa degaan u dhexeeya Waajid iyo Goofguduud.

Si kastaba, duqayntan ayaan waxaa weli xaqiijin dawladaha dhinaca cirka ka caawiya dawladda Soomaaliya.

Degaanka ka sheegay in duqeyntu ka dhacday ayaa la sheegay in shalay dagaal uu ku dhexmaray ciidamada Itoobiya iyo maleeshiyaadka al-Shabaab.

Warbixintan waxaa inoo soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Duqeyn cusub oo lala beegsaday maleeshiyada Al-Shabaab
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:09 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG