Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muxuu yahay go'aanka cusub ee la xiriira Waaheen ee uu soo saaray duqa Hargeysa? 


Suuqa Waaheen ee gubtay
Suuqa Waaheen ee gubtay

Duqa Magaalada Hargiesa Cabdikariim Axmed Mooge ayaa go’aano cusub ka soo saaray goobaha ganacsiga ee ka agdhaw suuqii gubtay ee Waaheen ee Magalada Hargiesa.

Warbixintan waxaa Hargiesa ka soo dirtay wariyaha VOA-da Sagal Mustafe Xasan.

Muxuu yahay go'aanka cusub ee la xiriira Waaheen ee uu soo saaray duqa Hargeysa?
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:12 0:00

XS
SM
MD
LG