Hargeysa —
Duqa magaalada Hargeysa Cabbdikariim Axmed Mooge ayaa u sheegay VOA inay barrito billaabi doonan nadiifinta Suuqii gubtay ee waaheen ee magaalada.
Warkan waxaa Hargeysa kasoo diray weriyaha VOA Khadar Maxamed Cakule.