Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dunida Carabta oo weli ku jirta dabbaaldegga guushii xulka Sacuudiga


Dalalka Carabta ayaa dabbaaldegyo iyo damaashaad ku soo dhoweeyay guushii ay dhowaan gaareen saddex koox oo carbeed oo ka mid ah kooxaha ka qayb galaya tartanka Koobka Adduunka.

Sida dalka Masar looga dareemo marka ay dalal carbeed cayaarayaan iyo guushii ay dhowaan gaartay kooxda Sacudiga waxaa warbxintan ka soo diray wariyaha VOA-da Xuseen Saxnuuni.

Guushii Sacuudiga ee Argentina.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:47 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG