Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda Soomaaliya 'oo wax ka qabaneysa' arrimo ay ka cabteen saxaafadda


Somalia Coat of Arms
Somalia Coat of Arms

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay dardar gelinayso in saxaafadda ay xogaha ay u baahan yihiin ka helaan hay’adaha dawliga ah, arrintaas oo ka mid ah qodobo ay saxaafaddu ka cabato.

Agaasimaha wasaaradda warfaafinta ee Soomaaliya Cabdullaahi Xayir Ducaale oo ku sugan magaalada Nairobi ayaa kulamo la qaatay saxaafadda madaxa banaan iyo kuwa caalamiga ah iyo weliba saraakiil ka tirsan dawladda Kenya.

Weriyaha VOA Yaasiin Ciise Wardheere ayaa arrimahaas iyo kuwo kale ka waraystay agaasimaha.

Dowladda Soomaaliya 'oo wax ka qabaneysa' arrimo ay ka cabteen saxaafadda
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:40 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG