Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay celisay diyaarad ku sii jeeday Hargeysa


Somalia Coat of Arms
Somalia Coat of Arms

Hay’adda Duulista Hawada Soomaaliya ayaa maanta sheegtay inay hawada Soomaaliya ka celisay diyaarad ka diwaangashan dalka Thailand.

Qoraal ay hay’adda soo saartay ayey ku sheegtay in diyaaraddan ay ka duushay magaalada Sharjah ee dalka Imaaraadka Carabta, kuna sii jeeday Hargeysa.

Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintan Muqdisho ka soo diray.

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay celisay diyaarad ku sii jeeday Hargeysa
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:09 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG