Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda Soomaaliya oo ka jawaabtay khariidad muran dhalisay


Cabdirisaaq Cumar Maxamed
Cabdirisaaq Cumar Maxamed

Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka jawaabtay hadal hayntii ka dhalatay khariidad uu ka maqan yahay magaca maamulka HirShabelle oo lagu soo bandhigay munaasabaddii soo dhoweynta ee loo sameeyay Markabka Turkiga ee shidaal sahminta ka billaabaya qeybo kamid ah Soomaaliya.

Sidoo kale dowladda Soomaaliya ayaa ka jawwabtay eedeymo la xiriira khariidadda iyo sida loo sameeyay oo uu usoo jeediyay madaxweynaha mamaulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni.

Warbixin ku saabsan arrinkaasi waxaa noo haaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal.

Dowladda Soomaaliya oo ka jawaabtay khariidad muran dhalisay
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:45 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG