Washington —
Dowladda Soomaaliya ayaa wajaheysa in laga jaro lacagta uga timaada hay’adda lacagta adduunka ee IMF oo bixisa lacagta la siiyo ciidanka iyo kuwa kuwa ku baxa adeegyo kale.
Wakiilka IMF ee Soomaaliya ayaa sheegay inay joojin doonaan lacagaha ku baxa barnaamijyada ay taageeraan bisha May, haddii uu sii socdo dib u dhaca doorashada Soomaaliya.
Maxamed Colaad Xassan ayaa warbixitan ku eegaya.