Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda Soomaaliya oo dooneysa in dalka loo soo dalxiis tago


Iyada oo sannad kasta 13 ka bisha September dunida laga xuso muhiimadda dalxiiska iyo ilaalinta goobaha taariikhiga ah ee dalxiiska loo tago, ayaa sannadkan dawladda Soomaaliya ay ku taamaysaa in goobo badan oo dalxiiska loo tagi jiray la hagaajiyo ammaankooda, si loo suurta-geliyo in dib loogu dalxiis tago.

Wariyaha VOA Yasiin Ciise Wardheere, ayaa warbixintan ka soo diray Nairobi.

Dowladda Soomaaliya oo dooneysa in dalka loo soo dalxiis tago
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:59 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG