Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda Soomaaliya oo beenisay in la hakiyey duulimaadyada Baydhaba


Axmed Macallin
Axmed Macallin

Maareeyaha guud ee hay’adda duulista Soomaaliya Axmed Macallin ayaa u sheegay VOA in aysan jirin wax hakad ah oo ku yimid duulimaadyada diyaaradaha ee aadi jiray magaalda Baydhaba.

Axmed Macallin ayaa sidoo kale sheegay in ay waxba ka jirin wararka sheegaya in la joojiyay diyaaarado ku socday Baydhabo.

Wariyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa wareystey maareeyaha guud ee hay’adda duulista Soomaaliya Axmed Macallin.

Dowladda Soomaaliya oo beenisay in la hakiyey duulimaadyada Baydhaba
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:42 0:00


Madal

XS
SM
MD
LG