Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda Somalia: Qaxootiga Qasab Laguma Celin Karo


Cabdisalaam Hadliye, wasiirka Arrimaha Dibedda
Cabdisalaam Hadliye, wasiirka Arrimaha Dibedda

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan raali ka noqon doonin in Qaxootiga ku jira xerada qaxootiga DhaDhaab si qasab ah looga soo saaro xeradaasi.

Dhowaan ayaa dowladda Kenya waxa ay sheegtay inay qorsheyneyso inay xirto dhammaan xeryaha qaxootiga dalkaas oo xerada Dhadhaab ay ka mid tahay, islamarkaana ay dadka ku jira ku celiso dalalkooda.

Wasiirka arimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisalaan Cumar Hadleyeoo ka hadlayay munaasabad lagu xusay maalinta qaxootiga adduunka oo lagu qabtay gudaha garoonka Aaden Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dowladdiisa aysan ogolaan doonin in qaxootigaas qasab lagu soo celiyo.

Wariyeheenna Cabdulqaadir Maxamed Cabduule ayaa warbixintan kasoo diray magaalada Muqdisho.

Somalia: Qaxootiga qasab laguma soo celin karo
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:17 0:00

XS
SM
MD
LG