London —
Qatar kamid ah qaxooti Soomaaliyeed oo muddo bilooyin ah ku xirnaa xabsiyo ku yaala Poland ayaa sheegay in hadda loo ogolaaday xero qaxooti oo muddo sadex bilood ah ay ku jiri doonaan.
Qaxootigan ayaa kamid ahaa kumaannaan ka yimid dalka Turkiga oo soo gaaray Belarus bilihii ugu dambeeyay ee sanadkii 2021-kii.
Wariyaha VOA-da ee Yurub, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa warbixintan kasoo diray London.