Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda Hoose ee Hargeysa oo 60 qof u xidhay eedo musuq-maasuq


Hargeysa
Hargeysa

Maamulka Dawladda Hoose ee Hargeysa ayaa sheegay in mas’uuliyiin gudoomiyeyaal degmo iyo shaqale isugu jira oo ka badan 60 qof ay u xidhan yihiin eedo la xidhiidha musuq maasuq, sida waxa VOA u sheegay ku-xigeenka Duqa Magaalada Hargeysa Khadar Axmed Cumar.

Khadar Axmed Cumar ayaa Hargeysa ugu warramay Khadar Maxamed Cakule.

Dowladda Hoose ee Hargeysa oo 60 qof u xidhay eedeo musuq-maasuq
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:53 0:00

XS
SM
MD
LG