Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doorashooyinka golayaasha degaanka oo maanta ka dhacay Puntland


Doorashada Puntland
Doorashada Puntland

Ilaa iyo 30 degmo, laga soo bilaabo degmada Caaluula ee Gobolka Bari ilaa Saaxo oo ka tirsan Gobolka Mudug, oo ka mid ah Puntland, ayaa aroornimadii hore ee saaka waxa ay dadweynuhu u dareereen goobaha ay yaalaan sanaadiiqda codbixinta, iyagoo safaf dhaadheer u galay si ay u doortaan golayaasha deegaanka.

Sida uu maamulka Puntland sheegay, doorashadan oo ay ku tartamayaan ilaa iyo 7 urur siyaasadeed waxaa codeynayay dad ku dhaw 400 oo kun oo qof oo horey isu diwaan geliyey.

Wariyaha VOA-da Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintan kasoo dirtay magaalada Boosaaso.

Doorashooyinka golayaasha degaanka oo maanta ka dhacay Puntland
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:27 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG