Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doorashooyinka Dalka Uganda


Doorashooyinka Dalka Uganda
Doorashooyinka Dalka Uganda

Waxaa la bilaabay tirinta codadkii doorashooyinkii madaxtinimo ee dalka Uganda. Madaxweyne Muzeveni ayaa lagu wadaa inuu guuleysto

Waxaa la bilaabay tirinta codadkii doorashooyinkii madaxtinimo ee dalka Uganda. Waxaa soo baxaya saadaallin ku saabsan in laga yaabo in Madaxweyne Muzeveni uu guullo ka soo hooyo doorashooyinkan.

Hoggaamiyaha mucaaradka, Kizze Besingje ayaa wacad ku maray in haddii uu madaxweyne Muzeveni uusan aqbali doonin, isagoo sheegay inuu dadka Uganda ugu baaqi doono inay sameeyaan kacdoon la mid ah kuwii ka dhacay Tunisia iyo Masar.

Warbixin uu soo diray weriyaha VOA ee Kampala, Xasan Fanax qeybta hoose ee qoraalkan ka dhagayso.

XS
SM
MD
LG