Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doorashada kursi aad loogu tartamay oo ka dhacday Beledweyne


Doorashada HirShabelle
Doorashada HirShabelle

Magaalada Beledweyne waxaa maanta ka dhacaysa doorashada kursi ka mid ah kuwa golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya.

Mid ka mid ah kuraastaas ayaa la sheegay inay ku tartameen musharrixiintii ugu tirada badnaa ilaa hadda doorashada Soomaaliya, waxaana ka mid ahaa wasiirkii hore ee waxbarashada Cabdullaahi Goodax Barre.

Weriyaha VOA Xuseen Xasan Dhaqane ayaa warbixintan kasoo diray Beledweyne.

Doorashada kuraas aad loogu tartamay oo ka dhacday Beledweyne
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:32 0:00

XS
SM
MD
LG