Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doorashada Golaha Shacabka ma la dhameyn karaa kahor 15-ka Maarso?


Doorashada Galmudug
Doorashada Galmudug

Doorashada Soomaaliya ayaa muddo dheer soo jiitameysay, ayada oo dhowr mar ay dib u dhacday sababo la xiriira khilaafyo siyaasadeed oo u dhaxeeyay madaxda sare ee dalka.

Markii ay bilowdeenna waxaa ugu yaraan laba mar dib loo dhigay waqtiga lagu soo gabagabeynayo.

Haatan waxaa ka dhiman muddo shan maalmood ah waqtigii ugu dambeeyay ee loo kordhiyay in lagu soo gabagabeeyo doorashada. Waxaase soo baxaya walaac laga qabo in mar kale waqtigaasi ay dib uga dhacdo.

Wariyaha VOA-da Seynab Abuukar Maxamed ayaa qaar ka mid ah siyaasiyiinta iyo shacabka Muqdisho arrintan wax ka weydiisay.

Doorashada Golaha Shacabka ma la dhameyn karaa kahor 15-ka Maarso?
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:41 0:00

XS
SM
MD
LG