Baydhaba —
Wareeg kale oo ka mid ah doorashada baarlamaanka ayaa maanta lagu qabtya magaalada Baydhaba, halkaasi oo lagu qabtay doorashada lix kursi.
Doorashadan ayaa maamulka Koonfur Galbeed usii dhoweyneysa inuu soo gaba-gebeeyo doorashada Baydhaba, xilli ka hore lasoo afjaray tii Baraawe, oo aheyd deegaan doorashaa labaad ee maamulka.
Warbixintan waxaa Baydhaba kasoo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.