Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doodda Gaaban: Rabshaddo mise Kacdoon


Doodda Gaaban: Rabshaddo mise Kacdoon
Doodda Gaaban: Rabshaddo mise Kacdoon

Dagaallo culus oo u dhaxeeya ciidamada Puntland iyo Maleeshiyada Sheekh Attam ayaa ka dhacay Gal-gala.

Haddaba Doodda Gaaban ee Maanta waxay ku saabsan tahay;

Dagaalka ka dhacay Galgala ma rabshaddo ay samaynayaanbaa kooxda Maleeshiyada Sheekh Attam mise waa kacdoon dadweyne oo ka dhan ah mas'uulliyiinta maamul-goboleedka Puntland.

XS
SM
MD
LG