Shirweynaha xisbiga Dimoqraadiga ayaa galay maalinkii labaad, waxaana si rasmi ah loogu dooortay in Hillary Clinton ay noqoto musharaxa madaxweynaha Mareykanka ee xisbiga Dimoqraadiga.
Shirka Dimoqraadiga: Maalina 2-aad
1
Taageerayaasha Bernie Sanders oo ka dibadbaxaya Hillary Clinton. (A. Shaker/VOA)
2
Sen. Bernie Sanders, oo dalbanaya in Clinton ay noqoto musharaxa Dimoqraadiga.
3
Rep. John Lewis, D-Ga.
4
Sen. Barbara Mikulski, D-Md.