Shirweynaha xisbiga Dimoqraadiga ayaa galay maalinkii labaad, waxaana si rasmi ah loogu dooortay in Hillary Clinton ay noqoto musharaxa madaxweynaha Mareykanka ee xisbiga Dimoqraadiga.
Shirka Dimoqraadiga: Maalina 2-aad
5
Ka qeyb-galayaasha shirka.
6
7
Qaar ka mid ah wufuudda shirka.
8