Gabiley —
Dawladda Hoose ee degmada Gabiiley ee Somaliland ayaa soo gabo gabaysay mashruuca diiwan galinta iyo sumadaynta guryaha kaasi oo socday labadii sano ee u danbeeyey, sida uu sheegay duqa magaalada Gabiley Maxamed Aamiin Cumar Cabdi.
Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.
Madal