Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Digniin laga soo saaray fatahaado laga cabsiqabo inay ka dhacaan Soomaaliya


Dowladda Soomaaliya ayaa ugu baaqday inay feejignaadaan bulshada ku dhaqan deegaannada u dhow wabiyada iyo dooxooyinka biya mareennada ah, kadib markii gudiga gurmadka degdegga ah ee hey’adda Maareynta Musiibooyinka ee SODMA ay soo saartay digniin ku aaddan khatarta fatahaado laga cabsi inay ka dhashaan roobabka gu’aga ee ka da’aya Soomaaliya.

Warbixin ku saabsan digniinta iyo meelaha sida gaarka walaaca looga muujiyay waxaa noo haya Cabdulqaadir Maxamed Mursal Samakaab.

Digniinta Fatahaadaha
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:44 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG