Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Digniin laga bixiyey dhibaato bani’aadannimo oo ka dhacda Laascaanood


Laascaanood
Laascaanood

Waxgaradka iyo Mas’uuliyiinta Gobolka Sool ayaa ka digaya dhibaato bani’aadannimo oo ay suurtagal tahay in ay ku dhacdo kumannaan qof oo ku baracakay colaadda ka taagan magaalada Laascaanood.

Dadka ka cararay dagaalka Laascaanood, ayaa gaaray degmooyin ka tirsan gobolka Sool sida Buuhoodle, Xuddun iyo Taleex.

Wariyaha VOA-da ee gobolka Sool, Cabdikariim Olol ayaa xaaladda dadka barakacay ka wareystay Caaqil Cabdirsaaq Maxamed Xasan Falaalug, oo ah afhayeenka Guddiga Bulshada Gobolka Sool.

Digniin laga bixiyey dhibaato bani’aadannimo oo ka dhacda Laascaanood
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:17 0:00

XS
SM
MD
LG