Boosaaso —
Waxaa maanta magaalada Boosaaso si rasmi ah looga daahfuray diiwaan-gelinta dadweynaha codkooda ka dhiiban doono doorashada la filayo ee qof iyo cod ee ka dhici doonta deegaamadda Puntland.
Dhinc kalena waxaa dhacay magaalada boosaaso banaan baxyo ku wajahan in diiwaan gelinta iminka la billaabay.
Weriyaha VOA Faaduma Yaasiin Jaamac ayaa warbixintan soo dirtay.