Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhoofka xoolaha so si xooggan uga socda dekedda Boosaaso


Dekedda Boosaaso
Dekedda Boosaaso

Dekadda magaalada ganacsiga Puntland ee Boosaaso waxaa toddobaadyadii u danbeeyey si isdaba joog ah uga socaday dhoofka xoolaha nool, kuwaas oo loo iib gayanayo dalka Sacuudihga iyo waddamo kale oo ku yaalla Khaliijka.

Weriyaha VOA Faaduma Yaasiin Jaamac ayaa dhoofka xoolaha ka waraysatay wasiirka wasaarada dekadaha Puntland Axmed Yaasiin Saalax, waxayna wax ka weydiisay tirada xoolaha ka dhoofay dekadda iyo halka ay mareyso ballaarinta dekada Boosaaso oo mudo bilo ah uu dhismaheedu socday.

Dhoofka xoolaha so si xooggan uga socda dekedda Boosaaso
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:01 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG