Muqdisho —
Xubno ka tirsan dhaqaatiirka ka howl-gasha Magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in goobaha caafimaadka ay kusoo badanayaan dhallinyarada dawooyinka qaarkood u isticmaala maandooriye ahaanta, taas oo waxyeello caafimaad ay ka dhaxli karaan.
Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.
Madal