Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhaqaatiirta Kismaayo oo ka digay cudurka Cagaarshoowga oo si xowli ah u faafaya


Cudurka Hepatitis B oo ka mid ah cudurada Beerka haleela ayaa si xowli ah ugu faafaya deegaanno ka tirsan Jubbaland guud ahaan iyo gaare ahaan magaalada Kismaayo.

Saraakisha Caafimaadka Magaalada ayaa arrintan u sababeeyay Soomaalida oo aan ku baraarugsaneyn halista cudurkaasi iyo sida fudud ee uu ku faafo.

Wariyaha VOA ee Kismaayo Aadan Maxamed Salaad ayaa warbixintan nooga diray Magaalada Kismaayo.

Dhaqaatiirka Kismaayo oo ka digay cudurka Cagaardhoowga.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:24 0:00

XS
SM
MD
LG