Garoowe —
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay ka hadlay magaalada garoowe ayaa ku dhaliilay Dowladda Federaalka Soomaaliya qaabka ay u wajahday colaadda ka oogan magaalada Laascaanood.
Laascaanood ayaa waxaa tan iyo bishii February ka dhacayey dagaallo soo noqnoqday oo u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka.
Warkan waxaa soo diray weriyaha VOA Nuux Muuse Birjeeb.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available