Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Deeq dawo ah oo maanta la gaarsiiyey isbitaalka Beledweyne


Beledweyne
Beledweyne

Mas’uuliyiinta caafimaadka ee cisbitaalka gobolka Hiiraan ayaa maanta deeq daawo ah ka helay hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO.

Si kastaba, madaxda magaalada ayaa sheegay in baahida jirta ay aad u badan tahay kadib markii cisbitaalku uu ku burburay qaraxii bishii hore ka dhacay magaalada oo ay ku dhinteen tobanaan qof.

Warkan waxaa inoo soo diray Xuseen Xasan Dhaqane.

Deeq dawo ah oo maanta la gaarsiiyey isbitaalka Beledweyne
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:41 0:00

XS
SM
MD
LG