Maalin kasta waxaa caalamka ka dhaca dhacdooyin kala duwan oo xiiso badan, oo qaarkood markaad aragto sawirrada laga soo qaaday aad la cajabeyso. Haddaba idaacadda VOA-da ayaa idiin soo ururisay qaar ka mid ah sawirrada dhacdooyinka caalamka ee xiisaha badan ee hoos ka daawo.
Sawirrada Maanta: Sep. 29 2015
9
Dayax buuxa (15-aad) oo laga arko taallada Washington Monument gaadasheed, intii uu socday bil modaabaadkii dhacay 27-kii September.
10
Heesaaga Mareykanka ah ee Ketty Perry oo ka ciyaareysa barnaamij faneed ay ku qabatay magaalada Rio de Janeiro ee dalka Brazil.
11
Haweeney dharka xayeysiisaya oo soo bandhigaysa naqshad dhareedkii ugu dambeeyey ee Giorgio Armani, xafladda faashiyoonka ee Milan.