Maalin kasta waxaa caalamka ka dhaca dhacdooyin kala duwan oo xiiso badan, oo qaarkood markaad aragto sawirrada laga soo qaaday aad la cajabeyso. Haddaba idaacadda VOA-da ayaa idiin soo ururisay qaar ka mid ah sawirrada dhacdooyinka caalamka ee xiisaha badan ee hoos ka daawo.
Sawirrada Maanta: Nov. 11, 2015
5
Ciidamo Mareykan ah oo xusaya maalinta rug-caddayaasha dagaal ee Veterans Day oo ku beegan 11-ka November.
6
Nin Hindi ah oo taagan meel loo sharxay dabbaal degga ciidda Hinduga.